1 Korintos 11:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin waxaan jeclaan lahaa inaad ogaataan inuu Masiixu yahay madaxa nin kasta, ninkuna inuu yahay madaxa naagta, Ilaahna inuu yahay madaxa Masiixa.

1 Korintos 11

1 Korintos 11:1-12