1 Korintos 11:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas oo kalena cashada dabadeed ayuu qaaday koobkii, isagoo leh, Koobkanu waa axdiga cusub ee dhiiggayga. Tan u sameeya inaad igu xusuusataan mar alla markaad cabtaan.

1 Korintos 11

1 Korintos 11:18-31