1 Korintos 10:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba haddaad wax cuntaan, ama wax cabtaan, ama wax kastaad samaysaan, dhammaan u wada sameeya Ilaah ammaantiisa.

1 Korintos 10

1 Korintos 10:22-32