1 Korintos 10:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Mid ka mid ah kuwa aan rumaysnayn hadduu diyaafad idiinku yeedho oo aad doonaysaan inaad tagtaan, wax kasto oo laydin hor dhigoba cuna, idinkoo aan waxba weyddiinaynin niyada aawadeed.

1 Korintos 10

1 Korintos 10:19-32