1 Korintos 10:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iskuma wada cabbi kartaan koobka Rabbiga iyo koobka jinniyada. Kama wada qayb geli kartaan miiska Rabbiga iyo miiska jinniyada.

1 Korintos 10

1 Korintos 10:17-31