1 Korintos 1:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse Ilaah wuxuu doortay waxyaalaha nacasnimada ah ee dunida inuu ceebeeyo kuwa xigmadda leh, oo Ilaah baa doortay waxyaalaha itaalka daran inuu ceebeeyo waxyaalaha itaalka leh.

1 Korintos 1

1 Korintos 1:22-31