1 Butros 3:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse xaqnimada daraaddeed haddii aad u xanuunsataan, waad barakaysan tihiin. Haddaba ha ka cabsanina cabsigelintooda, hana welwelina.

1 Butros 3

1 Butros 3:11-18