1 Butros 3:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbiga indhihiisu waxay fiiriyaan kuwa xaqa ah, Dhegihiisuna waxay u furan yihiin baryadooda; Laakiin wejiga Rabbigu waa ka gees kuwa sharka sameeya.

1 Butros 3

1 Butros 3:11-19