1 Butros 2:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, taasu waa wixii laydiinku yeedhay, maxaa yeelay, Masiix baa idiin xanuunsaday, oo wuxuu idinkaga tegey masaal inaad tallaabooyinkiisa raacdaan.

1 Butros 2

1 Butros 2:16-25