1 Butros 2:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadka oo dhan maamuusa, walaalahana jeclaada, Ilaahna ka cabsada, oo boqorka ciseeya.

1 Butros 2

1 Butros 2:7-22