1 Butros 2:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Idinku waagii hore dad ma aydin ahayn, laakiinse haatan waxaad tihiin dadka Ilaah, idinku markii hore naxariis ma aydin helin, laakiinse haatan naxariis baad hesheen.

1 Butros 2

1 Butros 2:4-12